Jamhuuriyada Somaliland oo la shaaciyay inay yeelanayso markab ay leedahay oo dalalka Caalamka u kala goosha.

Jamhuuriyada Somaliland oo la shaaciyay inay yeelanayso markab ay leedahay oo dalalka Caalamka u kala goosha.

Mareeyaha guud ee Hay’adda dekkadaha Jamhuuriyada Somaliland Siciid Xasan Cabdilaahi ayaa sheegay in qorshaha Hay’adda dekkadaha Somaliland ugu jirto in Somaliland yeelato Markab kaaso u kala safra dalalka Dunida.

Advertisement

Ku Xayeysiiso