Wasiir ku xigeenka wasaaradda gaadiidka iyo horumarinta jidadka Somaliland iyo agaasimaha guud ee wasaaraddaasi, ayaa tababar u soo xidhay qaar kamida Ciidanka Nabadgelyada waddooyinka

Wasiir ku xigeenka wasaaradda gaadiidka iyo horumarinta jidadka Somaliland iyo agaasimaha guud ee wasaaraddaasi, ayaa tababar u soo xidhay qaar kamida Ciidanka Nabadgelyada waddooyinka.

Tababarkan oo socday muddo 7 cisho ah ayaa waxa ka faa’iidaystay 30 askari, kaasi oo kor loogu qaadayay aqoonta iyo xirfada Ciidankaasi.

Advertisement

Ku Xayeysiiso