Guddoomiyaha Xisbiga WADDANI Mudane Xirsi Cali X Xasan ayaa magacaabay Guddi u xilsaaran wada hadallada urur siyaasaddeedyada, sida xisbigu sheegay

Guddoomiyaha Xisbiga WADDANI Mudane Xirsi Cali X Xasan ayaa magacaabay Guddi u xilsaaran wada hadallada urur siyaasaddeedyada, sida xisbigu sheegay.

Guddida oo shan xubnood ah ayaa kala ah:
1. Mudane Cabdilqaadir Xaaji Ismaaciil Jirde xubin Hoggaanka Xisbiga WADDANI

2. Mudane Abubakar Cabdiraxmaan Good Guddoomiye kuxigeenka Xisbiga WADDANI

3. Mudane Axmed Cumar X Cabdillaahi Xamarji Guddoomiye kuxigeenka Xisbiga WADDANI

4. Mudane Maxamed X Yuusuf Waabeeyo Guddoomiye kuxigeenka Xisbiga WADDANI

5. Mudane Yoonis Axmed Yoonis Xoghayaha Caddaaladda Xisbiga WADDANI

Advertisement

Ku Xayeysiiso