Wasiirka Wasaaradda Horumarinta Caafimaadka Mudane Xasan Maxamed Cali (gaafaadhi) ayaa Maanta ka qayb-gelay munaasibad balaadhan oo ay ku qalin-bedelanayeen Arday tiradoodu dhantahay 65 Xirfadle Caafimada oo ka baxay Haldoor College for Health Science

Hargaysa; January 19th.2023 Wasiirka Wasaaradda Horumarinta Caafimaadka Mudane Xasan Maxamed Cali (gaafaadhi) ayaa Maanta ka qayb-gelay munaasibad balaadhan oo ay ku qalin-bedelanayeen Arday tiradoodu dhantahay 65 Xirfadle Caafimada oo ka baxay Haldoor College for Health Science.

Dufacadani oo noqonaysa dufcadii 1aad ayuu Wasirku halkaa ugu jeeediyay khudbad dhinacyo badan taabanaysa oo duco iyo dardaaran ah wuxuuna urajaynayaa in aqoontay barteen ku anficaan Dalka iyo Dadkaba.

Allaa Mahad leh.
Xafiiska Warbaahinta ee Wasaaradda
Horumarinta Caafimaadka JSL.

Advertisement

Ku Xayeysiiso