Madaxweynaha Dowlada Jubaland, Axmed Maxamed Islaam oo safar ku jooga dalka jabuuti ayaa booqasho ku tagay qaar kamid ah Dekedaha Jabuuti iyo xarunta hay’ada dekedaha iyo aaga canshuuraha ka caagan ee jabuuti.

Advertisement

Ku Xayeysiiso