Guddoomiyeyaasha Wakiillada iyo Guurtida Somaliland ayaa kulan madaxtooyada kula leh madaxweyne Biixi.
Weli faahfaahin kulanka lagama helin balse waxa la hubaa in xaaladda Laascaanood ay kaga hadlayaan.

|