Daawo: Golaha Wakiilladda JSL Ayaa Maanta Cod Aqlabiyad Ah Ku Ansixiyay Saddexdii Xubnood Ee Guddida Diiwaangalinta Urrurada Iyo Ansixinta Asaxaabta Qaranka,

Daawo: Golaha Wakiilladda JSL Ayaa Maanta Cod Aqlabiyad Ah Ku Ansixiyay Saddexdii Xubnood Ee Guddida Diiwaangalinta Urrurada Iyo Ansixinta Asaxaabta Qaranka,
Saddexdan Xubnood Waxay Ahaayeen Saddexdii Xubnood Ee Markii Hore Goluhu Dib U Celiyay, Sidaas Baannay Immika Ku Dhammaystirmeen Xubnihii Guddida Diiwaangalinta Ururada Iyo Ansixinta Asaxaabta Qaranku,

Advertisement

Ku Xayeysiiso