Wasiirka wasaaradda Diinta iyo Awqaafta Somaliland, Sheekh Cabdirisaaq Xuseen Albaani, ayaa ku dhawaaqay in ay ciid tahay caawa oo isniin ah. Waxa uu sheegay in bilashada bisha Shawaal laga arkay deegaanno Somaliland ah.

Advertisement

Ku Xayeysiiso