Daawo:“Madaxweyne warwareeg badanida oo arbush badanida marka ay doorashadaada timaaddo..” Guddoomiye ku xigeenka WADDANI Md Waabeey

Daawo: “ Madaxweyne doorashadii isku sidkanayd ee Wakiillada iyo deegaanka waxaad khasnadda Qaranka ka soo saartay lacag boqolkiiba sideetan ah (80%) halka doorashadaada 35% aad miisaaniyadda ku soo dartay, Madaxweyne faxalsanida marka aan adiga lagu dooranayn lacagta Qaranka ayaad soo qaadaysa oo ku bixinaysa markii ay taada noqotay ee adiga lagu dooranayana 35% ayaad ku soo daraysa;Madaxweyne warwareeg badanida oo arbush badanida marka ay doorashadaada timaaddo..”
Guddoomiye ku xigeenka Xisbiga WADDANI Md Maxamed Xaaji Yuusuf Waabeeye

Advertisement

Ku Xayeysiiso