Maxaa kala qabsaday Xasan Guuled & Cabdilahi xaaji “Waxay iigu darnayd markuu i caayaye aan Xanaaqay, wuxuu yidhi…”

“Berigii Jabuuti Ay xorriyada qaadatay baan waraystay madaxweyne Xasan Guuleed Abtidoon, waxan xasuustaa suaal aan waydiiyey oo intuu ka xanaaqay i caayay aniguna aan ka cadhooday. Waxa uu igu yidhi……” Daawo xogwarranka weriye #Cabdillaahi #Xaaji iyo Xasan Guuleed

 

 

Advertisement

Ku Xayeysiiso