Daawo: Golaha wasiirada Deegaanka Somaliland Oo la ansixiyey … Magacyadooda iyo xilalka loo kala magacaabay

Daawo: Golaha wasiirada Deegaanka Somaliland Oo la ansixiyey … Magacyadooda iyo xilalka loo kala magacaabay

Golaha wasiirrada cusub ee maanta barlamaanku ansixiyay
1.Inj Maxammed Shaalle wakiilka dowladda ee baarlamaanka.
2. Mudane Maxammed Cumar Axmed wakiil-ku-xigeenka dowladda ee baarlamaanka
3. Mudane Faysal Rashiid wakiil-ku-xigeenka dowladda ee baarlamaanka.
27-ka xubnood ee golaha wasiirrada ah.
1. Mudane Mubashir Dibbad Raage hoggaanka nabadgelyada DDS.
2. Mudane C/raxmaan Axmed Xasan Hurre Xafiiska Maaliyadda DDS.
3. Mudane C/raxman Ciid Daahir xafiiska horumarinta magaalooyiinka DDS.
4.Mudane Maxammed Faatax Maxammed Madaxa xafiiska waraabka DDS
5.Madaxa xafiiska madaxwaynaha Dr. Xuseen Qaasim
6.Madaxa xafiiska biyaha Mudane Xasan Maxammed Xuseen
7.Madaxa xafiiska waxbarashada Mudane C/laahi Cabdi Aadan
8Madaxa Xafiiska Xoolo-dhaqatada Mudane Subeer Xuseen Cumar.
9.Madaxa xafiiska dakhliga Mudane Maxamed-naaji Maxammed.
10.Madaxa xafiiska beeraha Dr.Cabdiqadir Iimaan
11.Madaxa xafiiska jidadka Inj. Saddaam Xuseen Muuse.
12.Madaxa xafiiska maaraynta masiibooyinka DDS Axmed Yaasiin Sheekh Ibraahim (ONLF)
13.Madaxa xafiiska arrimaha bulshada Mudane Ibraahim Maxammed Ammaan (ONLF)
14.Madaxa xafiiska war-faafinta Mudane C/qaadir Rashiid Ducaale.
15.Madaxa xafiiska ilaalinta deegaanka iyo maamulka dhulka miyiga Inj. Muxiyadiin Cabdi Xuseen
16.Madaxa xafiiska adeegga shacabka Warsan Cawil Muxummed.
17.Madaxa xafiiska curinta iyo tiknologyada marwo
Faadumo Deeqa Maxamed Yuusuf.
18.Madaxa xafiiska xirfadaha iyo shaqo abuurka Mudane Xuseen Gaydh.
19.Madaxa xafiiska maalgalinta iyo warshadaha Mudane Dayib Axmed Nuur.
20. Madaxa xafiiska dhaqanka iyo dalxiiska Mudane Maxamed Ismaaciil Ibraahim.
21.Madaxa xafiiska ganacsiga Mudane Malow Ibraahim Cabdi.
22.Madaxa xafiiska haweenka Marwo Xaliimo Xasan Maxammuud.
23.Madaxa xafiiska shidalka iyo macdanta Marwo Khadra Bashiir.
24.Madaxa xafiiska caddaaladda Mudane Axmed Xaaji Samater
25.Madaxa xafiiska caafimaadka Dr. Muuse Axmed Ibraahim
26.Madaxa xafiiska dhalinyarada Mudane Maxammed Mahdi.
27.Madaxa xafiiska qorshaynta Mudane Maxammed Sheekh Aadan Ismaaciil.

Advertisement

Ku Xayeysiiso