Reysalwasaare Rooble Oo Xalay Habeenbadhkii Ka Takhalusay Fahad Yaasiin Xilkiina ka Xayuubiyey+Taliyaha Cusub ee uu Magacaabay

Xogtii u dembeysay: Reysalwasaare Rooble Oo Xalay Habeenbadhkii Ka Takhalusay Fahad Yaasiin Xilkiina ka Xayuubiyey+Taliyaha Cusub ee uu Magacaabay

Inantii la waayay Oo AAKHIRKII Galaafatay xilkii Agaasimihii NISA

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa shaqada ka joojiyay Agaasimihii Hay’adda Nabad Sugidda iyo Sirdoonka Qaranka Fahad Yaasiin Xaaji Daahir, waxa uuna si KMG ah Agaasimaha guud ee NISA ugu magacaabay Sarreeye Guud Bashiir Maxamed Jaama

Advertisement

Ku Xayeysiiso