Sidee Baa Sheekh Khaliil Uga Falceliyey Xilkaqaadistiisa “Waxaan idiin sheegayaa in xilkaqaadistaydu ay….Waxa Laygu Bedalay…..” 

Sidee Baa Sheekh Khaliil Uga Falceliyey Xilkaqaadistiisa “Waxaan idiin sheegayaa in xilkaqaadistaydu ay….Waxa Laygu Bedalay…..”

Sheekh Khaliil:-

11 sanadood, 1 bil iyo 5 cisho ayuu ahaa wasiirka diinta iyo awqaafta Somaliland.

27July 2010 ilaa 02 September 2021 ayuu wasiir ka ahaa xukuumadihii kala danbeeyey ee Kulmiye.

wuxuu ku dhawaaqay 10 Ramadaan iyo 20 Ciidood, fanaaniin badan ayuu bandhigyo ka joojiyey, marna wuxuu amray in 11 habeenimo la rawaxiyo hudheelada magaalada Hargeysa.
Adigu Maxaad ku xasuusan doontaa Khaliil?????

 

Advertisement

Ku Xayeysiiso