“Waxaynu nahay ummad sabool ah oo ay goshooda buuxisey, dhibaatooyin ay gundhig u yihiin, safmar busaaradeed iyo shaqo la’aan baahsan” Maxamuud XAASHI

“Waxaynu nahay ummad sabool ah oo ay goshooda buuxisey dhibaatooyin ay gundhig u yihiin, safmar busaaradeed iyo shaqo la’aan baahsan” Maxamuud XAASHI

Hargeysa (Guuguule) qoraal uu goor dhawayd boggiisa Facebook ku baahiyey Maxamuud Xaashi ayaa u dhig aa sidan:

Ganacsatada waa in aan hal seegin.

Waxaynu nahay ummad sabool ah, oo ay goshooda iyo gondohooda buuxisey, dhibaatooyin tiro badan. Kuwaas oo ay gundhig u yihiin, soof yaraan, sicir barar, kala sarayn bulsheed, safmar busaaradeed, iyo shaqo la’aan baahsan.

Sidaa darteed, waa in aanay ganacsatada seegin, in maciishada ay qaarkood marba kor u qaadayaan, ay ka go’an tahay, nolosha macaamiishooda, iyo naqadka macaashkooda.

Advertisement

Ku Xayeysiiso