“Madaxweynuhu Markuu Soo Galo Waa Inaynu Nidhaahno HUUNO Soo Dhawow &  in Mudanuhu 3 Xaas Yeesho”Xil. Saaka Ka qayb qaadanayay Doodii golaha wakiillada

Madaxweynuhu Markuu Soo Galo Waa Inaynu Nidhaahno HUUNO Soo Dhawow &  in Mudanuhu 3 Xaas Yeesho”

Xildhibaan Axmed Yaasiin xasan oo Saaka Ka qayb qaadanayay Doodii xeer hoosaadka golaha wakiillada

“Waxaan Soo Jeedinayaa in Mudane Kasta oo Golaha ka tirsani uu Saddex Xaas Yeesho, maadaama oo….”

“Madaxweynuhu Markuu Soo Galo Waa Inaynu Nidhaahno ‘HUUNO’ Soo Dhawow”

Advertisement

Ku Xayeysiiso