DAAWO SAWIRRADA: CHEIF-CAAQILKA Cabdi Muuse Bawdyo-dhagax oo Furay Shirweyne HARGEYSA Uga Qabsoomay Beesha Curadka Ciidagale (Maxamed Daa’uud)

.

DAAWO SAWIRRADA:
Shirweyne HARGEYSA Uga Qabsoomay
Beesha Curadka Ciidagale (Maxamed Daa’uud)

Hargeysa (Togaherer) Suld. SAKARIYE Suld. MAXAMED Galaal iyo Chief Caaqil Cabdi Muuse Bawdyo-dhagax ayaa Hargeysa ka Furay shirwaynaha Shanaad Ee Beesha Maxamed Daa’uud (Guuyoobe) oo Ka Qabsoomay Hotelka GACALLE Ee magaallada Hargeysa. Shirkan oo muddo hal maalin ah socday waxa halkudheggiisa loogu wanqalay (Shirweynaha Barwaaqo 5), waxaana lagaga hadlay arrimo khuseeya danaha beeshan iyo ka midho dhalinta qorahayaasha horumarineed ee beesha u degsan.

Advertisement

Ku Xayeysiiso