Degdeg: Xisbiga Wadani oo xilkii golaha dhexe iyo xubinimadiiba ka qaaday Cabdilaahi Dahab iyo Ibrahim Mahdi Buubaa

Degdeg: Xisbiga Wadani oo xilkii golaha dhexe iyo xubinimadiiba ka qaaday Cabdilaahi Dahab iyo Ibrahim Mahdi Buubaa.

 

Kulan ay yeesheen maanta Gudi fulinta Ee xisbiga Wadani ayaa waxa ay xilkii kaga qaaday Xubinimo iyo Kuu Golaha Dhexeba Cabdilaahi Daamur iyo Afhayeenkii hore ee xisbiga Mudane Ibrahim Mahdi Buubaa. Xisbiga ayaa ku eedeeyey in ay ka soo hor jeesteen Sharci hoosaadka u yaala xsibiga ay jabiyeen qodobo ku yaala sharci hoosaadka.

 

Advertisement

Ku Xayeysiiso