DAAWO Sawirro Badan: Isbaheysigii UCID Iyo WADDANI oo Caawa Hargeysa Ku Qabsaday  Xaflad Nooceedu Somaliland Ku Qabsaday

DAAWO Sawirro Badan:
Isbaheysigii UCID Iyo WADDANI oo Caawa Hargeysa Ku Qabsaday  Xaflad Nooceedu Somaliland Ku Qabsaday

Hargeysa (Togaherer) Labada xisbi mucaarid ee Somaliland ayaa waxaa ay caawa magaalada Hargeysa ay ku qabsadeen xaflad ay ugu dabaal degayaan guushii ay ka gaadheen hanashada Shirgudoonka Golaha Wakiilada Somaliland .
Xafladan waxaa ka soo qeyb galay shirgudoonka cusub ee Golaha Wakiilada , xildhibaanada labadan xisbi mucaarid ee Guusha Dhaliyey , gudoomiyayaasha xisbiyada mucaaridka ee UCID Iyo Waddani iyo qaar ka mid ah taageerayaasha xisbiyada mucaaridka

Advertisement

Ku Xayeysiiso