“….Golaha Wakiilladu waa in siday Qaranka Ugu dhaarteen ugu shaqeeyaan oo ay….” Madaxweynihii Hore ee JSL oo Hal Talo Hawada U Mariyey Shirgudonka

Aabihii Hirgeliyey Dimuqraadiyada JSL Md. Daahir Rayaalle Kaahin Oo wax laga weydiiyey Shirgudoonka cusub ee Golahawakiillada iyo farriin uu shacbiga u diray

“Marxalad cusub baa soo korodhay, waayaha iyo waqtiguna way kala duwan yihiine, Dhammaan Golaha Wakiilladu waa in siday Qaranka Ugu dhaarten ugu shaqeeyaan oo ay ummadan waddada saxda ah ku hagaan”

Advertisement

Ku Xayeysiiso