Guddoomiye Saleebaan-Gaal Oo Shirguddoomiyey Fadhigii Maanta Ee Guurtida iyo Goluhu Kaga Doodey Qoddob Xaasaasi Ah

Guddoomiye Saleebaan-Gaal Oo Shirguddoomiyey Fadhigii Maanta Ee Golaha Guurtida oo Goluhu Kaga Doodey Qoddob Xaasaasi Ah

fadhigii Maanta ee Golaha Guurtida oo Guddoomiye Saleebaan Gaal shirgudoominayay ayaa xilshibaannada goluhu kaga doodeen arrinta dadka isku jinsiga ah ee isu galmooda

“Waa In Dil Toogasho ah Lagu fuliyo Dadka isku-jinsiga ah ee isu Galmoda” Fadhigii Guurtida e maanta

Advertisement

Ku Xayeysiiso