“Edabsada oo umadda aad caqaligoodda caayaysaan ka xishooda” -Xildhibaan. KHADAR GUUN oo Markii U Horeysay Jawaabay

“Anigu nin la iibsan karo ma ahi ee Dawladaydii ayaan u tagay, una xidhnaan maayo xisbiyo Hotel Maamuus Fadhiya”

“Edabsada oo umadda aad caqaligoodda caayaysaan ka xishooda”

“WADDANI ayaa musharaxnimadaydii lagu afduubay imikana xisbigaygii ayaan ku noqday”

“U Xidhnaan Maayo Xisbiyo Maamus Huteel Fadhiya , Waan Ka Daalay Mucaarid Qarax Ah ….” Xildhibaan Khadar Guun Oo Jawaabey

Advertisement

Ku Xayeysiiso