“Haddaanu awal Toltaynay maro kale, maanta taayada ayaanu tolaynaa oo ma Yeelayo Inaanu..”

Maanta Dantii Guud Ee Arab baanu u tafaxaydanay oo Haddaanu awal Toltolaynay maro kale, maanta taayada ayaanu tolaynaa oo ma Yeelayo Inuu Siyaasadda Dibeda Ka Fadhiyo”
********
“Kuwii ka Faa’idaysanayay Tafarraaruqayaga  Waxaan leeyahay maanta ARAB wuu is muujinayaa

“Dalka dhiigii uu ARAB u daadiyey & lafihii way muuqdaan ee <span;> Kuwii ka Faa’idaysanayay Tafarraaruqayaga  Waxaan u Sheegayaa in </span;>
Mana yeelayno in aanu siyaasada dibada ka fadhino”.

 

Advertisement

Ku Xayeysiiso