LAASCAANOOD: Masuul Xukuumadda Ka tirsan Oo Baabuurkiisii khamri Lagu Qabtay+Fadeexad ka dhalatay

LAASCAANOOD: Masuul Xukuumadda Ka tirsan Oo Baabuurkiisii khamri Lagu Qabtay+Fadeexad ka dhalatay

Laascaanood (Togaherer) Ciidamada booliska Magaalada Laas caanood ayaa Gacanta Ku Dhigay Gaadhigii Isuduwaha Degaanka Ee Gobolka Sool Jaamac Maxamuud Xaaji Saalax Xayd Oo Khamri Sida .
Dad Goob Jogayaal Ah Oo Warbaahintu La Xidhiidhay ayaa Warbaahinta Ucadeeyay In Gaadhiga Taarikada Dawlada Laga Furey isla Markaana Lawdh Maandooriye ” Khamri ” ah lagaga soo Qaadey Degaanka buhoodle Ee togdheer laguna Qabtey Bar Kaantarool.
Wararku Waxay intaasi Ku darayaan in Gaadhigii Uu Hadda Ku Xidhan Yahay Saldhiga Dhexe Ee Magaalada Laas Caanood isuduwuhuna uu gaadhiga Gacantiisa ku Waday .
Dhinaca Kale Warar Hoose oo Xayndaabka isuduwaha laga helay ayaa tibaaxaya in gaadhiga dawlada beryahanba loogu ololaynayey Nin Ay Isuduwaha Walalo Yihiin oo u sharaxan Xildhibaan Usharaxan Golaha Shacabka Somaliya .

Advertisement

Ku Xayeysiiso