Daawo: Jaaliyada Ethiopia ee degan Somaliland oo Gaadhi Ambulas ah ugu deeqay Ciidanka ka dagaalama Faranta Waqooyi ee Gobolka Tigree.

Jaaliyada Itoobiya ee ku nool Somaliland ayaa ugu deeqay Gaadhi ambalaas ah oo qiimihiisu gaadhayo 2.5 milyan oo Birr ciidamada Difaaca ee Itoobiya oo ku jiray ololaha sharci fulinta ee waqooyiga dalka. Munaasabadda wareejinta waxaa ka sooqayb gashay Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Gaashaandhigga Itoobiya, H.E. Martha Lewji, waxaanay uga mahadcelisay bulshada iyo taageeradeeda halka ay Wakiilka Itoobiya ee Somaliland, Mr. Seid Muhammuday xustay ka qaybgalka firfircoon ee bulshada ee arrimaha kala duwan ee qaranka. Madaxdii Milatariga ee Wasaaradda Difaaca ee FDRE iyo bulshada reer Somaliland ayaa goobjoog ka ahaa xafladda.



Advertisement

Ku Xayeysiiso