Daawo: Wufuud Badan ayaa ku sii Qulqulaaya Hawasa Waxaa hadeerna gaadhay Afahyeenka Baalamaanka Ethiopia Md Aadan Faarax

Afhayeenka Golaha Fadareeshinka Dalka Mudane Aadan Faarax ibraahim Ayaa Gaadhay Magaalada Hawaasa Ee Deegaanka Sidhaama.
Afhayeenka ayaa Ka Qayb Galidoona Munaasabada Daah-furka Deegaanka Cusub Ee Sidhaama.
Dhanka kale Waxaa Magaalada Hawaasa Gaadhay Wufuud kamid ah Duqa Magaalada Adiss Ababa Marwo Adhaanej ababe iyo Masuuliyiin kale oo Kasocota Dawlada Dhexe iyo Dawlad Deegaanada.

Advertisement

Ku Xayeysiiso