Daawo: Wafti balaadhan oo Ka Socda Deegaanka Soomaalida Ayaa Gaadhay Magaalada Hawaasa Si ay uga Qaybgalaan Munaasabada Daah-furka Deegaanka Cusub Ee Sidhaama.

Wafti balaadhan oo Ka Socda Deegaanka Soomaalida Ayaa Gaadhay Magaalada Hawaasa Si ay uga Qaybgalaan Munaasabada Daah-furka Deegaanka Cusub Ee Sidhaama.


Waftigan oo uu Hogaaminayey Madaxweynaha DDS,Mudane Mustafe Muxumed Cumar oo ay Wehelinayaan Qaar kamid ah Masuuliyiinta Xukuumada DDS iyo Odayaal Dhaqameedka Deegaanka ayaa markii ay Gaadheen Garoonka Diyaaradaha Magaalada Hawaasa Waxaa Si Wayn u soo Dhaweeyey Madaxweynaha Deegaanka Sidhaama Mudane Dhaste Dhaamo iyo Qaybaha Kala Duwan Ee Shacabka Magaalada Hawaasa.

 

Advertisement

Ku Xayeysiiso