Daawo: Gudoomiyaha Xisbiga Ucid Eng Faysal Cali Waraabe oo Maanta Laba Musharax ka aqbalay in ay iska sharaxaan Xisbiga Ucid

Guddoomiyaha Xisbiga Ucid Eng Faysal Cali Waraabe oo ay weheliyaan Masuuliyiin kamid ah Hogaanka Xisbiga iyo Xoghayayaasha Xisbiga ayaa maanta ka qeyb-galay Xaflad Balaadhan oo lagu soo bandhigayo Murashaxiinta kala ah Maxamed Xasan Siciid iyo Murashax Maxamuud Xuseen Cadaani oo u taagan doorashooyinka isku sidkan ee Wakiilada Iyo Deegaanka Xafladdan oo hadda ka socota Guuleed Hotel


Advertisement

Ku Xayeysiiso