Raysal wasaare Abiy Ahmed, socdaalkii ugu horreeyay ku tegay magaalada Makelle ee caasimadda Tigrayga halkaas oo uu kullamo kula qaatay Saraakiisha ciidamada Federaalka.

Maanta Mekele, waxaan wadahadal la yeeshay taliyayaasha ciidamadeena difaaca qaranka iyo maamulka kumeelgaarka ah ee Tigray. Adeegyadii aasaasiga ahaa ee isgaarsiinta iyo korontada ayaa dib loo soo celinayaa ka dib dayactirka. Kaabayaasha dhaqaalaha ayaa dib loo dhisayaa, waxaana la bixinayaa gargaar bini’aadanimo. Waan sii wadaynaa inaan sharciga horkeenno kooxda dambiilayaasha ah.

Wuxuu aaday magaalada Mekelle wuxuuna la kulmay taliyayaasha ENDF iyo waliba maamulka kumeelgaarka ah ee Tigray. Telecom & korontada oo hadda dib loo dayactiray dayactir kadib; howlaha kaabayaasha dhaqaalaha oo socda & gargaarka bini’aadanimo oo la bixiyay. Waxaan sii wadi doonnaa qabashada kooxdan dambiilayaasha ah.

Advertisement

Ku Xayeysiiso