Xukumadda Kulmiye Waxa u dhammaaday Saddex Sano oo Hungo iyo Hadal madhan ah, Waxay waxqabadkeeda ka bilawday Baloodho bulshada ay ka boobto waxaanay ku dhammaatay banjarle bud lala dhaco Garyaqaan Barkhad Batuun afhayeenka xisbiga Waddani.

“Xukumadda Kulmiye Waxa u dhammaaday Saddex Sano oo Hungo iyo Hadal madhan ah, Waxay waxqabadkeeda ka bilawday Baloodho bulshada ay ka boobto waxaanay ku dhammaatay banjarle bud lala dhaco Garyaqaan Barkhad Batuun afhayeenka xisbiga Waddani.

Advertisement

Ku Xayeysiiso