DAAWO:Waraysi Xiiso Leh Oo Weriye Zekariye A. Sulub La Yeeshay Macalinka Jidh-dhiska & Jimicsiga Capten Cali Aabbo-yare

DAAWO:Waraysi Xiiso Leh Oo Weriye Zekariye A. Sulub La Yeeshay Macalinka Jidh-dhiska & Jimicsiga Capten Cali Aabbo-yare

Hargeysa- (Togaherer) Weriye Zekariye Cabdi Sulub oo ah Soo saaraha Barnaamika Toddobaadlaha ah ee Waayaha Nolosha oo ka baxa Telefishanka qaranka Somaliland ee SLNTV ayaa waraysi Xiiso leh Toddobaadkan waxa uu barnaamijkiisa Kula yeeshay Capten Cali AABO YARE oo ah khabiir ku takhasusay culuumta jimicsiga.
Haddaba barnaamijkan oo dhamaystiran halkan ka daawo

Posted by HKeefkeef

 

 

Advertisement

Ku Xayeysiiso