Wasiirka Wasaaradda H Caafimaadka JSL Mudane Cumar Cali Cabdilaahi ayaa gudidda farsamo ee caafimaad la yeeshay kulanka todobaadlaha ah ee Gurmadka degdega ah.

Wasiirka Wasaaradda H Caafimaadka JSL Mudane Cumar Cali Cabdilaahi ayaa gudidda farsamo ee caafimaad la yeeshay kulanka todobaadlaha ah ee Gurmadka degdega ah. Kulankan ayaa lagaga hadlay dardar galinta gargaarka degdega ah ee xanuunada Coronavirus, kaduudiyaha, xumada iyo kaneeco dalka kujirta oo Wasaaradda H. Caafimaadka JSL ay gobalada dalka ukala dirtay dhakhaatiir iyo khuburo caafimaad oo deegaanada dalka kawada daawayn iyo darsid Caafimaad.

Advertisement

Ku Xayeysiiso