Raiisel wasaare Abiy Ahmed ayaa ku dhawaaqay in si guul ah lagu soo gabagabeeyay wareegii koowaad ee howlgalka ka dhanka ah falaagada TPLF

Raiisel wasaare Abiy Ahmed ayaa ku dhawaaqay in si guul ah lagu soo gabagabeeyay wareegii koowaad ee howlgalka ka dhanka ah falaagada TPLF. Waxa uu sheegay in ciidamada cirka ay talaabo ka qaadeen madaafiicda culus ee ku taala magaalada Mekelle iyo nawaaxigeeda sababa la xiriira xaqiiqda ah in gantaaladu ay gaarayaan masaafo dhan 300 KM ayna isticmaali karaan kooxda dambiilayaasha ah. Waxaan baahin doonaa warbixintaada oo dhameystiran oo ku saabsan xaalada taagan wixii ka dambeeya wararka 2:00 PM.

Advertisement

Ku Xayeysiiso