Maxkamadda gobolka Saaxil ayaa 7 maalmood oo Xabsi ku sii hayn ah (Rumaan) u jirtay Fannaanka Qamar Suugaani, oo Berbera lagu xidhay

Maxkamadda gobolka Saaxil ayaa 7 maalmood oo Xabsi ku sii hayn ah (Rumaan) u jirtay Fannaanka Qamar Suugaani, oo Berbera lagu xidhay.

Wariye Mohamed Abdillah Soofadhiiste, oo Berbera ku sugan ayaa Xeer Ilaalinta ka soo xigtay in loo haysto Fannaaanka tegitaankiisa Muqdisho arrimo la xidhiidha.

Advertisement

Ku Xayeysiiso