Gudoomiyaha golaha aqalka sare BFS Cabdi Xaashi Cabdullaahi oo ka tacsiyeeyay geerida marxuumad Seynab xaaji cali Baxsan ayaa ka hadlay taariiqda marxuumadda oo ka mid ahayd fanaaniinta hobollada waabari.
|