Daawo: Waraysi Qaybtii Koowaad: Mulaxamaystaha Wayn Mustafe Kiiko. ( Taariikh Nololeedkiisa iyo Bilawgii fankiisa)

Waa Waraysi Dheer Qaybtii Koowaad oo Aanu la yeelanay Mulaxamaystaha Wayn Mustafe Maxamed Waris (Mustafe Kiiko). Waraysiga Qaybtan koowaad waxa uu kaga waramayaa Taariikh Nololeedkiisa iyo Bilawgii Fankiisa.

Advertisement

Ku Xayeysiiso