Raiisel wasaare Abiy iyo madaxweyne Isaias ayaa booqday beero lagu qaxweeyo oo kuyaala deegaanka Jimma Zone Goma Woreda Coffee Field

Raiisel wasaare Abiy iyo madaxweyne Isaias ayaa booqday beero lagu qaxweeyo oo kuyaala deegaanka Jimma Zone Goma Woreda Coffee Field FDRE Raiisel wasaare Abiy Ahmed iyo madaxweynaha Eriteriya Isaias Afewerki ayaa booqday Jimma Zone Goma Woreda waxayna booqdeen beeralayda uu kaboxo bunka dabiicigaa Abamecha.

Booqashada kadib, Madaxweynaha Eriteriya Isaias Afewerki, ayaa dhankiisa sheegay inuu danaynayo hirgalinta habka kafeega lagu beero dalka Itoobiya. Maalin hore, waxey sidoo kale booqday goobta cilmi baarista iyo beerista kheyraadka dalka oo dhismaheedu ku yaalo Jaamacada Jimma

.

Advertisement

Ku Xayeysiiso