Xisbiga WADDANI ayaa deeq jiingado iyo looxan ah gaadhsiiyay dugsiga dhaqaalaha haweenka (Baligubadle Women’s Club) ee magaalada Balligubadle oo muddo laba bilood ku dhaw u dayacnaa jiingada oo roobab dabayla watay ka qaadeen.
|