Guddoomiyaha xisbiga WADDANI ee Gobolka Saaxil oo magacaabay guddidda Garabka Dhalinyarada iyo Garabka Haweenka Xisbiga WADDANI

Guddoomiyaha xisbiga WADDANI ee Gobolka Saaxil Mudane Maxamed Aadan Jirde ayaa maanta oo ay taariikhdu tahay 26-ka September 2020 magacaabay guddidda Garabka Dhalinyarada iyo Garabka Haweenka Xisbiga WADDANI ee Gobolka Saaxil

Advertisement

Ku Xayeysiiso