Shirkadda Telesom waxay ka raali galinaysaa macaamiisheeda qaaliga ah muddadii koobnayd ee uu saaka hakadka galay adeegga ZAAD. Macmiil, raali ahaw! Waxaanu u taagan nahay una joognaa raali-galintaada. Adeeggiina hadda wuu shaqaynayaa Ilaahay fadligiisa. Mahadsanid.

RAALI-GALIN:
Shirkadda Telesom waxay ka raali galinaysaa macaamiisheeda qaaliga ah muddadii koobnayd ee uu saaka hakadka galay adeegga ZAAD. Macmiil, raali ahaw! Waxaanu u taagan nahay una joognaa raali-galintaada. Adeeggiina hadda wuu shaqaynayaa Ilaahay fadligiisa.
Mahadsanid.

Advertisement

Ku Xayeysiiso