GEOSOL Waa shirkad macaash oo lagu sameeyay sifo sharci daro ah, waana shacab cashuur ka qaadaya shacabka Hargaysa. Labada sano ee ay jirtay waxa ay sameeyeen Toban Milyan oo doollar lacag ka badan

“GEOSOL Waa shirkad macaash oo lagu sameeyay sifo sharci daro ah, waana shacab cashuur ka qaadaya shacabka Hargaysa. Labada sano ee ay jirtay waxa ay sameeyeen Toban Milyan oo doollar lacag ka badan, waxa shuraako ku ah Maayarka caasimadda Hargaysa iyo Toddoba qof oo qurba joog ah, waa shirkadda samaysa adeegga GIS, soo eegidda dhulka waxay qaadan $40 samaynta File-ka dhulka $100 Illaa $360, adeegay qabtaan waa kii Dawladda Hoose ee Hargeysa ee jiray,” Xoghayaha arrimaha Bulshada xisbiga WADDANI Mudane Maxamed Sidiiq Dhamme

Advertisement

Ku Xayeysiiso