Wasirka Wasaradda horumarinta Cafimaadka iyo wafti uu hogaaminayo Safar shaqo u jooga Gobolka saaxil magaalo madaxdisa Barbara

Wasirka Wasaradda horumarinta Cafimaadka iyo wafti uu hogaaminayo Safar shaqo u jooga Gobolka saaxil magaalo madaxdisa Barbara ayaa kormeer ku tagay mid ka mid ah MCH yada Magalada barbara Kormeerkan oo ay ku wehelinayen qaar ka mid ah masuuliyinta Gobolka saaxil

wasirka ayaa mid mid u dul istaagay adeegyada caafimad ee uu bixiyo MCH kaasi warbixino Kala duwana kaga dhagaystay hawl wadeenada iyo shaqaalaha gacanta ku haya MCH kaa.

Advertisement

Ku Xayeysiiso