Aw Nuur oo ka waramey Taariikhda Rooble Mataan iyo Maxamuud Sammane. Waxay ku aasan yihiin isku meel laba Xabaalood isku xigga aw Barkhadle. Waxay ahaayeen Wallaalo Habro waddaag ah wayna isu naf baxeen. Allah haw naxariistee. Xabaasha Rooble Mataan 2016-kii ayaa laysku dayay in la qodo balse waa laga eryay dadkii waxaa waday.

Nuur oo ka waramey Taariikhda Rooble Mataan iyo Maxamuud Sammane.
Waxay ku aasan yihiin isku meel laba Xabaalood isku xigga aw Barkhadle. Waxay ahaayeen Wallaalo Habro waddaag ah wayna isu naf baxeen. Allah haw naxariistee.
Xabaasha Rooble Mataan 2016-kii ayaa laysku dayay in la qodo balse waa laga eryay dadkii waxaa waday.

Advertisement

Ku Xayeysiiso