Wasiirka Wasaaradda Horumarinta Caafimaadka JSL. Mud: Cumar Cali Cabdillahi oo maanta hortagay golahaa guurtida ayaa ka war bixiyay xaalada Caafimaad ee dalka iyo sida ay Wasaaradda H. Caafimaadku ula tacaalayso xanuunka Coronavirus

Wasiirka Wasaaradda Horumarinta Caafimaadka JSL. Mud: Cumar Cali Cabdillahi oo maanta hortagay golahaa guurtida ayaa ka war bixiyay xaalada Caafimaad ee dalka iyo sida ay Wasaaradda H. Caafimaadku ula tacaalayso xanuunka Coronavirus.

Ugu dambayn Wasiirka oo halkaa mudaneyaasha Golaha Guurtida kaga codsaday in ay waydiiyaan wixii su’aalo ah ayaa shirgudoonka iyo mudanayaashuba ay sheegeen in aanay wax madmadow ah oo waydiin u baahan jirin iyagoo wasiirka ku bogaadiyay shaqada uu qaranka u hayo ugana mahadnaqay sida sharafta leh ee uu yeedhista (baaqa) golaha usoo ajiibay.

Advertisement

Ku Xayeysiiso