Wasiirka wasaaradda waxbarashada iyo sayniska JSl Md.Axmed Maxamed Diiriye ayaa maanta go’aamo iyo amaro ka soo saaray arrimo khuseeya nidaamka waxbarashada dugsiyada dalka.
|