Agaasimaha guud ee wasaaradda Macdanta iyo Tamarta Somaliland Maxamed Yuusuf Ismaaciil ayaa gaadhay deegaanka Cabdiqaadir oo katirsan gobolka Selel, halkaas oo wasaaraddu ka bilaabayso baadhitaan iyo Sahmin Macdaneed

Agaasimaha guud ee wasaaradda Macdanta iyo Tamarta Somaliland Maxamed Yuusuf Ismaaciil ayaa gaadhay deegaanka Cabdiqaadir oo katirsan gobolka Selel, halkaas oo wasaaraddu ka bilaabayso baadhitaan iyo Sahmin Macdaneed oo lagu ogaanayo khayraadka halkaas ku duugan si looga faa’iideeyo shacabka.

Advertisement

Ku Xayeysiiso