Oradyahankii caanka ahaa ee reer Ethiopia Haile Gebresselassie oo isagu ka masuula wakaalada gawaadhida sameysa ee hyundai Haile oo maanta ku wareejisey ra’iisul wasaare Ethiopia gaadhi hyundai kuna shaqeeya koronto

Oradyahankii caanka ahaa ee reer Ethiopia Haile Gebresselassie oo isagu ka masuula wakaalada gawaadhida sameysa ee hyundai Haile Gebresselassie wuxuu soo bandhigay baabuurkii ugu horreeyay ee soo gaadha qaaradan afrika ee kushaqeeya quwada korontad oo ay si buuxda u sameyset shirkadda Hyundai Motors ee dalka Ethiopia oo maanta ku wareejisey ra’iisul wasaare Ethiopia gaadhi hyundai kuna shaqeeya koronto
Dr. Abiy Ahmed. Ayaa uga mahad celiyey dadaalka uu ugu jiro badbaadinta deegaanka iyo horumarinta wadakiisa gaadiidkan ayaa waxweyn katari adkeysiga isbedelka cimilada in tallaabo la taaban karo la qaado

Advertisement

Ku Xayeysiiso