Guddoomiyaha Jabhadda ONLF C / Raxmaan Mahdi, Madaxweynaha Dowlad Deegaanka Soomaalida Mustafa Cumar, Xoghayaha PP ee dowlad deegaanka Soomaalida, Maxamed Shaale oo yeeshey kulan quraaca

Guddoomiyaha Jabhadda ONLF C / Raxmaan Mahdi, Madaxweynaha Dowlad Deegaanka Soomaalida Mustafa Cumar, Xoghayaha PP ee dowlad deegaanka Soomaalida, Maxamed Shaale , xubno ka tirsan Jabhadda ONLF EC iyo xubno ka tirsan golaha wasiirrada ee dowlad deegaanka Soomaalida ayaa qabtay kulan quraac ay ku heshiiyeen in lagu xoojiyo nabadda, xasilloonida dowlad wanaagga ee dowlad deegaanka Soomaalida. Guddi isku dhaf ah oo ka tala bixiya sidii loo wada shaqeyn lahaa loona fulin lahaa go’aanada ku saabsan xoojinta nabada iyo horumarka.

Advertisement

Ku Xayeysiiso