Chief Caaqil Cali Cadaani Cali oo kadaba qaatey madax dhaqameed yidhi haweenku siyaasada hasoogalaan waxaanu caaqil ku yidhi dumarow anuu sagaal hablood baan dhaley afarna waan qabaa dhowr iyo tobana waan ladhasey waan jecley habaa laakiin kitaabka alle baa inoo dhaxeeya haduu kitaabku idiin ogolyey waanu idinku taxeynaa hadii kale gurigiina jooga inamo cadcadbaanu idin siineynaaye

Chief Caaqil Cali Cadaani Cali oo kadaba qaatey madax dhaqameed yidhi haweenku siyaasada hasoogalaan waxaanu caaqilkuyidhi dumarow anuu sagaalbaan hablood dhaley afarna waan qabaa dhowr iyo tobana waan ladhasey waan jecley halaa laakiin kitaabka ale baa inoo dhaxeeya haduu kitaabku idiin ogolyey waanu idinku taxeynaa hadii kale gurigiina jooga inamo cadcadbaanu idin siineynaaye

Advertisement

Ku Xayeysiiso