Madaxwayne ku xigeenka JSL Mud: Cabdiraxman ismaacil Saylici iyo xubno ka tirsan Gudida Heer qaran ee Xakamaynta xanuunka Covid 19 ayaa agab caafimaad kala wareegay Shirkada DP World Agabkan caafimaad ayuu madaxwayne ku xigeenku xusay in uu wax wayn ka tari doono baahiyaha loo qabo wakhti xaadirkan agab caafimaad

Madaxwayne ku xigeenka JSL Mud: Cabdiraxman ismaacil Saylici iyo xubno ka tirsan Gudida Heer qaran ee Xakamaynta xanuunka Covid 19 ayaa agab caafimaad kala wareegay Shirkada DP World Agabkan caafimaad ayuu madaxwayne ku xigeenku xusay in uu wax wayn ka tari doono baahiyaha loo qabo wakhti xaadirkan agab caafimaad.

Sidoo kale agaasimaha Wasaradda Horumarinta caafimaadka JSL mud: Maxamed Cabdi xergeeye ayaa Sheegay in ay shirkada DP World Si dhaw ula shaqayso Wasaradda Horumarinta Caafimaadka.

ugu dambayn Gudida Heer qaran ee xakamaynta covid 19 ayaa uga mahad celiyay shirkada DP World Sida ay marwalba u garab taagan tahay qaranka JSL.

wasaradda horumarinta Caafimaadka JSL.

Advertisement

Ku Xayeysiiso