Madaxweynaha Eritrea Isaias Afwerki ayaa u kicitimay dalka Masar subaxnimadii maanta halkaas oo uu booqasho shaqo saddex maalmood ah ku joogay.

Madaxweynaha Eritrea Isaias Afwerki ayaa u kicitimay dalka Masar subaxnimadii maanta halkaas oo uu booqasho shaqo saddex maalmood ah ku joogay.
Weftiga madaxweynaha waxaa ka mid ah Wasiirka Arrimaha Dibedda Cusmaan Saalax Yusur madaxda Itoobiya ayaa si lama filaan ah usbuucyadii la soo dhaafay
. Ugudhawaaqey ine buuxinayaa biyo xidheenka wey ee al nahda waxaaney dhalisey ismaandhaaf weyn wadamadu maro wabiga niil taasoo larajeynaayo inuu dhaxgalo madaxweynaa Eritrea Isaias Afwerki

Advertisement

Ku Xayeysiiso